Qaar ka mid ah Musharaxiinta aqalka sare ee Jubbaland oo isdiiwaan geliyey (Sawirro)

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Jubaland ayaa bilaabay qabashada codsiyada iyo diiwaangalinta xubnaha musharaxiinta ee u tartamaya kuraasta Aqalka sare ee Soomaaliya gaar ahaan qaybta Jubbaland. Guddiga ayaa qaar ka mid ah musharraxiinta aqalka sare guddoonsiiyey shahaadooyinka musharraxnimada. Ilyaas Badal Gaboose oo u tartamaya kuraasta Aqalka sare ee dalka ayaa noqday musharaxii ugu horeeyey ee isdiiwaan galiya … Continue reading Qaar ka mid ah Musharaxiinta aqalka sare ee Jubbaland oo isdiiwaan geliyey (Sawirro)